Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn lagu dilay xubno katirsan Al Shabaab

War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku dileen duqeyn shalay oo Khamiis ah ka fuliyeen deegaan 40-km Muqdisho u jira. Qoraalka kasoo baxay Milatariga Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeyntan lagu dilay 12-dagaalyahan oo katirsal Al Shabaab, waxaa sidoo kale warkan lagu sheegay … Continue reading Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn lagu dilay xubno katirsan Al Shabaab